Wikimapia is a multilingual open-content collaborative map, where anyone can create place tags and share their knowledge.

Galdogob

Somalia / Mudug / Galkayo /
 town (en)  Add category

Galdogob waa dagmo ka tirsan Gobolka Mudug. Waxaa ay dhinaca galbeed ka xigtaa magaalada Gaalkacyo cabbir ahaan waxa ay u jirtaa galkacyo: 80 km.
Galdogob waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka ugu waawayn ee maamul goboleedka somalia Magaalada Galdogob ayaa leh addeeg bulsho oo hagaagsan.magaaladu waxaa ay leedahay koronto joogto ah iyo biyo aan kala go,o lahayn.
Nearby cities:
Coordinates:   7°2'0"N   47°0'58"E
This article was last modified 5 years ago