Gaalkacyo

Somalia / Mudug / Galkayo /
 city (en), capital city of state/province/region (en)
 Upload a photo

Galkacyo (Af-Carabi: جالكعيو) waa magaalo madaxda gobolka Mudug ee dalka Soomaaliya.
Magaaladan waxay ku taala bartamaha Soomaaliya. Galkacyo (Galkacyo), Talyaani-guna wuxuu u yaqaanay Gallacaio ama Galcaio, waqtiyada gumeysiga. Sidoo kale Rocca Littorio, waa caasimadda gobolka Mudug ee Soomaaliya.
Waana magaalada seddexaad ee ugu baaxada wayn Soomaaliya.

Dagmada waxaa loo kala daganyahay Koonfur iyo Waqooyi oo ay kala maamulaan labada maamul ee Galmudug (Koonfur) iyo Puntland (Waqooyi).
Nearby cities:
Coordinates:   6°47'3"N   47°26'8"E