Cartan Shopping Mall (Bosaso)

Somalia / Bari / Bosaso
 store / shop, mall
 Upload a photo

Gurigaan waxaa iska leh ganacsadaha weeyn ee ku magac dheer cali cartan beeldaje ismaaciil waxa waye guri ganacsi khasata sida shoppinka lagu gado gurigaan waa guri aad iyo aad taarikh ku leh magalada bossaso waana guriyihiin belowgii magalada bossaso laga disay waagiisi hore waxa uu ahaan jiray store balse markii lagaagay baa loo bedelay guriga ah shopping waxa uu ugu caansanaa shoppingka nimanka balse shoppin walba waad ka helaysaa hada waa waxa uu girgaas ku magac dheeryahay cartan shopping mall
Nearby cities:
Coordinates:   11°17'5"N   49°10'50"E

Comments

  • Gurigaan waxaa iska leh ganacsadaha weeyn ee ku magac dheer cali cartan beeldaje ismaaciil waxa waye guri ganacsi khasata sida shoppinka lagu gado gurigaan waa guri aad iyo aad taarikh ku leh magalada bossaso waana guriyihiin belowgii magalada bossaso laga disay waagiisi hore waxa uu ahaan jiray store balse markii lagaagay baa loo bedelay guriga ah shopping waxa uu ugu caansanaa shoppingka nimanka balse shoppin walba waad ka helaysaa hada waa waxa uu girgaas ku magac dheeryahay cartan shopping mall WAXAA QORAY ANIGOO AH ISMAIL CALI CARTAN OO GARANAYA TARIKHDA GURIGAAN BALSE AANAN KU SOO KOOBI KARI MEESHAN TARIKHDA BADAN UU SOO MARAY BALSE AAN JECLAADAY INAAN INI KA SIIYO WARBIXIN YAR AAD KU QANACDAAN AMA AAD UGU WAR HAYSO GURIGAAS
This article was last modified 17 years ago