Wikimapia is a multilingual open-content collaborative map, where anyone can create place tags and share their knowledge.

Bosaso | city, seaport

Somalia / Bari / Bosaso /
 city, seaport

Bosaso (formerly known as Bender Qassim) is a port city in northern Somalia, and serves as the nation's main port. Located on the southern coast of the Gulf of Aden, with the estimated population of 300,000 residents as of 2008.
Nearby cities:
Coordinates:   11°15'59"N   49°9'44"E

Comments

  • abdullah (guest)
    bosaso for ever
  • abdulhakim (guest)
    boosaaso hadaad rabtaan inaad barataan waa magaalada ugu quruxda badan dalka soomaliya waqti xaadirka, boosaaso oo ah magaalada 2aad ee soomliya ugu horaysa xaga ganacsiga ayaa xiliga xagaaga ay cimiladeedu kulushahay xiliga dayrtana ay ka mid tahay magaalooyinka ugu cimilada dagan dalka soomaaliya. magaaladan bossaso waa magaalo ku tala bariga soomaliya ahna magaalo madaxda gobolka bari, hadaad rabtaan faah faahin dheeraad ah kala xiriira Mr: Abdihakim Email= dirir105@hotmail.com
  • Somalilander (guest)
    Bosaso maahan sidaad u sharxeysaan, waa magaalo kulul oo cidina aaysan ku noolaan karin!!!. Kuwii u dhashayna aay ka wada carareen.
  • marshall19 (guest)
    If they're nomads, how is it that they live in a city?
  • ابن اليمن (guest)
    السلام عليكم ممكن فكرة او معلومة عن مدينة بوصاصو كثير ماسمعت عن اسم هذة المدينة شكرا لكم
  • Issa (guest)
    Bosaso or Bender Qasim is the biggest and comercial city of Puntland, Somalia. And it is also one of the fastest growing city in somalia.
  • abdi (guest)
    waxaan dhehe karaa magaalada bosaso waa magaalo ganacsi ah wakhtigan magaalooyinka somalia kuwooda ugu horamarsan ganacsi ahaan waana magaalada 3aad ee ugu weyn wadanka
  • Mohamed Mohamed Lambo (guest)
    Bosaso wa magala madaxda gobolka bari wana magalada ganacsiga ama Magalada dekedaleh taas mageceedii hore la dhehi jiray BENDERQASIM, Runtii magalada bosaso magalo aad iyo aad u wanagsan qolwalba oo degana wuxuu daremaya in magalada bosaso ay tahay magalo somali ledahay taas waxaan ka wadaa (Hadii u tago qof ka yimi gobolada kale ma daremayo Jamasho ) micna in uu u xiiso dhulkiisii marka bosaso Magalo aad iyo aad u soo dhowaysa dadka somaliyeed iyo weliba ajnebiga . Bosaso waxa dega dad lagu qiyasay 1.2million dadkaas oo isugu jira kuwa u dhashay iyo dadkale oo somaliyeed , Bosaso qabiilada ugu badan oo dega waxa ka mid ah (Ahmed Harti "Dishiishe" , Ali Sulayman "CowlyahanAli , ismailali , omar ali , adam ali iyo Biciidyahan ali " ) waxa kaloo jira qabilo iyagu dega balse aan ku badnayn sida :-Siwaqroon , , Janbeel , Cisman mohamud , ali jibrahil iyo Ugaar saleman Kala xiriir wixii intaas dheer :- Email:mlambo77@hotmail.co.uk
  • bosasofriend (guest)
    Hello everybody from Bosaso!! I'm producing a map of Bosaso at the moment. this is why I'm looking for streetnames, important places, schools, mosques, cemeteries, shops and everything interesting. Could you please add more information to WikiMapia??? Thanks a lot!!!! You can give here a short comment if you added any new information!! Christine
  • ahmed sudani (guest)
    hey christine i can offer you the information u need but tell me first why u need that information
  • ahmed sudani (guest)
    السلام عليكم, هلا بالاخ العزيز ابن اليمن اشكرك لاهتمامك بمدينتنا, وهذه هي المعلومات التي تحتاجها : بوصاصو بالإنجليزية Bosaso بالصومالية Boosaaso ، هي ثالث أكبر مدينة في الصومال. وتعتبر الميناء الرئيسي في الصومال منذ إنتهاء الحرب الصومالية عام 1991. وتقع على الشاطئ الجنوبي من خليج عدن ( 11°17′0.70″N, 49°10′52.10″E). [1] السياحة في بوصاصو تتمتع بوصاصو بشاطئ رائع ومياه بللورية مليئة بالشعاب المرجانية الخلابة. وكذلك يوجد في البلدة العديد من المقاهي ومقاهي الإنترنت. ويوجد الكثير من الفنادق وأشهرهم هو فندق جوبا. بوصاصو لها قناة تلفزيونية خاصة بها إسمهاETN TV. SBC TV ومحطة إذاعية إسمها من أحسن شهور السنة هو ما بين شهر سبتمبر وشهر مايو في خلال الموسم الممطر. وترتفع درجة الحرارة خلال أشهر الصيف. وتحاط بوصاصو بالجبال والبحيرات والأراضي الخضراء المليئة بالحياة البرية.
  • weriye.mustafa cumar absh (guest)
    bosaaso waa magaallo ku taal jenbiga xeebta bada cas waan magaallo leh marso aad u mashquul badan oo ay wax uga soo degaan guud ahaan somaaliya waana magaalo marti qaaday kumanaan barakacayaalla oo ka sooo baxasaday colaadaha aafeeyey koonfurta somaaliya waana magaallo aad ka helayso qof walba oo u dhashay east africa waxaa ku tilmaamikaraa ma aan ku suuraynkaraa mother of somalin people magaalada bosaaso ayaa hada gashay xiliga xagaaga oo ay magaaladu aad u kulushahay waxaana dadka reer bosaaso ay u yaqaanaan (kulaylaha ama xagaa baxa)waxaa duq ka ah ina c\rizaaq xareed ilbir waxay ka koobantahay 25xaafadood waxaana ku yaal 9xarun warbaahineed waana xarunta gobolka bari WAXAA DIYAARIYE.WERIYE/MUSTAFA CUMAR ABSHIR(TAWAKAL) EMAIL.JEELLE001@HOTMAIL.COM PHONE.0025290719181 BOSAASO/SOMALIA L\HAWADA VILLEGE
  • looooooooooool (guest)
    @Mohamed Mohamed Lambo adeer cali ayaad kala qadaysa markas waxad rabta dadkii dagi jiray in aad ben kashegto dadka aad shegaso ama aad kala qad qadayso gorma ayay magalada sogalen ogow in ay lamid yihin dadka kayimid konfur sida raxanwaynta iyo jareerta oo kale sababto ah ayagabu waxayso galen magalada bur burki somalia kadib marka runta kahadal...........
  • Ahmed Alhouti
    هل اهل ابو صاصو يعشقون القهوة ارجو الرد علا الايميل ahmed.alhouti@yahoo.com اريد الاستثمار في ابو صاصو
  • Show all comments
  •  448 km
  •  464 km
  •  535 km
  •  535 km
  •  733 km
  •  829 km
  •  874 km
  •  884 km
  •  1108 km
  •  1109 km
This article was last modified 2 months ago