Gumaroow

Somalia / Sabellaha Dexe / Jawhar / Wadada Kutubada xoor, 250
 settlement  Add category

Gumaroow is a village in middle shabelle,Somalia
Tuulada Gumaroow waxay hoos timaada degmada Wardhiikh ee gobalka shabeelaha dhexe
3 years ago | reply
awees
Gumaroow waa tuulo hoostimaado degmada Warshiikh ee gobalka Shabeellaha Dhexe, waxay dhinaca waqooyi kaga beegan tahay degmada Warshiikh oo 35 km u jirto.Tuuladaan waxaa sanadka marku ahaa 2005 laga dhisay misajid, wuxuna ahaa masjidkii ugu horeeyey ee laga dhiso tuulada.


Tuuladaan waxee leedahay ganacsi badan, waxaana ka mid ah, sida xoolaha.Tuuladaan waxee ka midtahay tuulooyinka ugu waaweyn ugu neh ganacsiga badan gobolka shabeelaha dhexe.
Nearby cities:
Coordinates:   2°24'43"N   45°47'3"E
  •  70 km
  •  200 km
  •  270 km
  •  512 km
  •  524 km
  •  699 km
  •  731 km
  •  796 km
  •  841 km
  •  871 km
This article was last modified 10 years ago