xamur

Somalia / Nugal / Garowe /

Waa magaalo qadiim ah, hadana ka mid ah magaalooyinka sia aadka ah u kobcaya, waxay ka mid tahay magaalooyinka Soomaaliya kuwooda kuwooda ugu muhiimsan, waayo waxay ku taalaa meel central u ah gobollo badan sida Nugal iyo sool, waxaana mara 4 wado oo waawayn oo kala aada gobolka nugal, karkaar iyo Sool, waxay ay ka mid tahay magaalooyinka ku caanka ah Beeraha, waxa magaalada loo aadaa dalxiis mar marka qaarkood, waxaa la dhihi karaa waana magaalo dalxiis,
cabirkeedu waa 35.6 km (22.1 miles)
Nearby cities:
Coordinates:   8°42'45"N   48°43'48"E

Comments

This article was last modified 14 years ago