Xaruntii Dhalinta Kacaanka ee Lafoole

Somalia / Sabellaha Hose / Afgoye /
 Upload a photo

Nearby cities:
Coordinates:   2°6'15"N   45°9'55"E

Comments

  • i grew up and study xarunta lafoole.so anyone who grew up in lafoole,plase contact me because you are like my brother.my number is 27727510641.
  • ASALAMU/ALAYKUM salaan ka dib saaxiib waan ku salaamay waxaan ahay reer l;afoole sanadihii 80 yadii waxaan kuu rajeynayaa nolol wanagsa waxaan london ku maqlay waxaa la dhisayaa urur dhalinta kacaanka good luck
  • waa jiraa shirkaas waxaana ka horeeyay 5 shir oo lagu soo ansaxiyay in lasameeyo jaarati oo ah in dibloo dhiso xarumihii oo dhan qof kastaana uu buuxiyo sariirtii uu baneeyay in uu keeno midkale ama qof maskiin ah oo agoon ah waxaa fariintaan loo dirayaa dhamaan xarumihii ahaa HARGAYSA,BURCO,KAALKACYO,BALEDWEYNE,LAFOOLE,AFGOOYE,BOONKAAY,IYO KISMAANYO, waxaa fariinta loo dirayaa dhamaan dadka ka soo baxay intaas WAXAA LA DHISAY 4 QOF OO GUDOOMIYA YAAL AH IYO 5 QOF 2GABDHA KA MID AH IYO 3 WIIL OO AH GUDIGA DHEXE OO LA XISAABTANTO QOLADA GUDIGAA WAXA AY QABTEEN SI AY UGU GUDBIYAAN DHALINTA KALE OO LACAGTA KEENAY SAY U OGAADAAN WAXA LA QABTAY IYO MEESHA LA GEEYAY LACAGTII JAARATIDA IYO XERYAHA AY KU DHISEEN WAXAA GUDOOMIYA AH DAAHIR CIISE PHONE NAMBAR (00447943545975) wixii su,aal ah waad weydiin kartaan iyo xiriir wacan wiilasha iyo gabdha salaama calaykum
  • i love lafole town
  • aad iyo aad ayaan ugu farxay markaan maqaley magaca dhalinta kacaanka ee lafoole waxaan aa salaamayaa
  • waxaan salaamayaa dhamaan intii aan horjoogaa u ahaajirey ee isha baydhabo
  • walaalayaal aad ayaad ugu mahadsantihiin sida aad uga faraxdeen markaan internet soo galiyey magaca xarunta dhalinta kacaanka lafoole.wiilal iyo gabdho waxaan idin rajeyna mee[ walba oo aad aduunka ka joogtaan nolol wanaagsan iyo inaad iska warqtaan
  • Saaxiib Maxamed Dhere Ayaan ayaan ugu faraxsanahay inaan fariintan gaaban kuu soo qoro. Waxaan ka mid ahay dadkii ku soo korey waxna ku soo bartey dhalimihii kacaanka gaarahaan dhalintii kacaanka Hargeysa iyo lafoole. Waxaan lafoole joogey sanadkii 5 December 1982 ilaa October 1983.Waxaan seexan jirey gurigii shabeelada dhexe. waxaan ahaa ardeydii farsamada gacanta. Runtii aad ayaan ugu farxaa inaan la kulmo dadkii dhalimihii kacaanka ka soo baxay meelkastoy jooggaan . Waxaan hada jooga hargeisa, waxan ka shaqeeyaa hawlaha carruurta telephone 0025224262837
  • I want to start my comments A S C .and to say thank you, because we are all brothers and also Iwould like meet you again . thanks brothers. yiuth refolutionary center of lafoole.waxaana aad u baadi goobayaa guud ahaan saaxiibadey gaar ahaan saaxiibkey maxamed nuur siyaad oo ay iigu danbeysay 95kii. sidaas iyo nabaadiino nooli kulante iyo amaano alaah
  • Asc. dhammaan dhallinyadii ku abtirsata xaruntaas lafoole, sida aan wada ognahay xaruntii dhallinta kacaanka waxaa la aasaasay bishii march 26kii 1970, waxaana ugu horeyntii lagu aasaasay 70 wiil,kadib markii wo\\dowladii ay aragtay in lagu najaxay waxaan ,waxaa la keenay qaybtiia labaad(cali buste) oo dhammaa tiro ahaan 791wiil iyo 72 gabdhood, aniga ahaan axmed farah lamarkaygu wuxuu ahaa 186, waxaana degann gurigii markii hore la dhihi jirat three.
  • Asc dhamaan dhalintii lafoole kusoo BarbaarTey waan salaamay, magaceygu maxamed dheere ku nool wadanka south africa
  • Waxaan si gaar ah u salaamay dhamaan dhalintii horseed gaar ahaan gurigii DAALO, axmed daahir maxamud, muqtaar mahadaay, cumar jooto, jasaad, im so sorry, I forgot lot of my close friends, please if you like to contact me, my email address is sweetshop222@gmail.com,
  • Asc dhaman dhalinta kacanka lafoole wan idin salamayaa melkastod jogtaaan
  • war ninyohow kuma xusuustee Guhaad Geeddi ma xusuusataa?
  • cabdi barre waa ku salaamay waa axmed daahi maxamud ,oo ka mid ahaa ragii aad ku soo wada korteen gurigii daalo ee xaafada horseed adiga iyo aniga raga aad soo sheegtay iyo afrax guure cali ,shinni aalkolo ,murkhanixasan raage ,gaawiye,cumar gabxarar,axmed halgan iyo qaar kale oo fara badan.marka walaal waqti ayaa ka soo wareegay dheer,alle ayey mahadi u sugnaataywalaalkaa waa nabad qabaa,eesidee adigu tahay??
  • Axmed daahirow waan ku salaamey Adiga iyo dhamaan dadka aad kor kusoo xustey laakiin Waxaad hilmaantey sxbkaadii kugu dhawaa. You can contact me tel number +27747379133.then maybe you will know me...
  • Sorry tel number is +747379155.
  • +27747379155
  • Axmed daahir maxamuudow.if you had whatapp. You can get me easy or every everyone who grew up lafoole center he/ she can communicate with me...
  • Asc all of you whom you grew up lafoole center I'm the guy who first wrote: I grew up and study xarunta lafoole since few people replied my messages. 7 years ago...Where is the youth who grew up in lafoole...or you feel shamed if you say I grew up in lafoole..guys you are the best free from tribalism..so come out the bushes you are hiding...one of the youth who grew up in that centre is the president of Somalia. So be proud of him.
  • Show all comments
This article was last modified 15 years ago