Carwadii Qaranka Soomaaliyeed (Mogadishu)

Somalia / Banadir / Mogadishu
 interesting place  Add category
 Upload a photo

Carwadii Qaranka Soomaaliyeed. (Meeshaan waa halkii lagusoo bandhigi jiray wax soosaarka dalka iyo horumarkiisa sanad walba
Nearby cities:
Coordinates:   2°2'23"N   45°18'48"E

Comments

  • waryaa Sidaas ha dhihin waa ceeb dalka waala wada burburiyay hadaad qaraarsantahayna sheeg.siyaad Barre ma hawiyuu ahaay. dabcan waa adeerka
  • TO: Wadani Man; Sxb ninkaan wuxuu ka hadlay waa runtiis. Muqdisho waxaa burburiyey waa Hawiye kaliya. Soomaalida kale wax eed ah oo ay ku lee yihiin majiraan.
  • illahay halaga boqo cayda hala iska dhaafo tii alle yey kuu imaan waxaan noo meesha ku qoran ogow hadii kar fan cad lagaa galiyo intay waxaan meesha ku qoran yihiin adigaa danbigeeda leh oo laguu qorayaa marka walaalayaal illahay halaga baqo.........
  • ninkas waxuu sheegay waa run sababtoo ah somaliya dhibaato aya wada gaartey inta an hawiye ka aheyna dhibtii wey ka tashteen maantana nabad iyo horumar ayey ku nool yihin maxa hawiye cawaan ka dhigey oo nabad u diidey iney iskula noladan? arintas waxey ila tahey waa xasidnimo iyo xaqa laga galey dadka birmageydada ah iyo ineysan wax isku quurin beesha hawiye.
  • Hawiye aan ahay Ninkaas wuxuu ka hadlay waa run. Burburka ugu badan o Muqdisho ku dhacay Hawiye a iska leh, wax kale iska daaye Dagaalki afarta biloow, Magaalada hoose sida loo bur buriyey qof kasta ayaa og
This article was last modified 14 years ago