| ||||||||||||||||||||||
bariirebariire waa tuulo leh waxyaabaha aasaasiga u ah nolosha sida buundo webiga baabuurta ka gudbi karaan suuq iyo dukaamo laga adeegto dadka bariira dega waxey leeyihiin beero eey inta badan noloshooda ku tiirsantahay iyo ganacsi ku xiran magaalooyin waa weyn bariire waxaa dega dad iswada yaqaana oo intooda badan meesha ku shashay
Category: village
| ||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||