World / Somalia / Bari / Bosaso, 7 km from center Coordinates: 11°13'12"N   49°11'40"E
This place was deleted, it will be removed from all search engines in few weeks.

bosaso city of great somalia


Category:


place comments:
21 months ago M.xareed   0
Ninkii Hadlayaaba hayska Hadlee Bosaaso/Bender Qasim waa beled Berya lagu nastaayoo Lagu baahi beelaa (said by one of the somali Fanaans) Deegaanka Bosaso waxaa ugu horeeyey oo degay Laf ka mid ah qabiilka Cismaan Maxamuud oo ah Boqorada Isirka Daarood Ismaaciil ee geyiga Soomaaliya, laftaas oo loogu Magac daro "Bahgareen" iyo Qabiilka Deshiishe Gaar ahaan Lafaha Reer Sekeriye iyo Reer Ugaas sidoo kale waxaa deganaa oo wakiil laga ahaa carab ganacsato ah oo badan Heshiisna ay ku wada jireen Beesha Bahgareen oo Ilaalintooda Nabadooda iyo dhaqanwadaag ay lahaayeen.Inta La xusuusan yahayna Labada qabiil waxay lahaayeen xiriir degaan inkastoo Marmar ay dhici jirtey in dagaal iyo xilliftan dhex maro Hadana kalsooni wayn ayaa jirtey iyo xiriir deegaan.
Xilligan oo Bosaso noqotay Lafdhabarta dhaqaalaha gaar ahaan Puntland waxaa si Habsami ah u degan dhamaan beelaha dega Puntland iyo Somaliya inteeda kale kuwaas oo aan qalo iyo dhibkale midna dareemin.
gebagebadii waxaan ku leeyahay qolyaha masageska qoray ee kala duwan in ay runta baaraan ka hor inta aan ninkastaaba oran waxa ka guuxaya khalad amaba sax midkuu doonoba ha noqdee( ka fiirso intaadan falin)Ileyn Boosaaso Hadal wax yeeli maayee..........
add your comment in English


Edited: 22 months ago Languages: en