Degmada Yaaqshiid (Могадишо)

Somalia / Banadir / Mogadishu / Могадишо
 district (en)  Add category
 Upload a photo

Nearby cities:
Coordinates:   2°4'8"N   45°21'0"E

Comments

  • Waxaan jeclaan lahaa in aan isku duub naano oo aan wadan keena wax uqabano hadii aan nahay dhalinta somaaliyeed ee magalada muqdisho gaar ahaan dhalinta dagmada yaakh shiid gaar ahaan xaafada towfiiq
  • Walalyaal wadan keena hadii aanan wax uqaban yaa wax uqabanaayo hadii aanan is dhiiri galin yaa nadhiiri galinaayo hadii aanan dowladeena taageerin yaa tageeraayo dowladu waa shacabka oo taageera hadii aanan taageerina mala helaayo dawlad marka walalayaal aan isku dayno in aan dowladeena aan taageerno nabadana aan kashaqayno waad aragtaan dadkeeni xabad ayaa dhamaysay tahriib ayaa dhameeyay liibiya iyo talyaani meeqaa nooga maqan dhexdooda tanzania meeqaa kuxiran soth africa meeqaa lagu dilay keenya meeqaa qaxooti u ah ugaanda meeqaa buufis lagu hayaa walalyaal waxaasoo dhan waxaan oga gudbi karnaa inagoo siwada jir ah u taageerno dawladeena wadankeenana usoo noqono an is weheshano walalyaal gacmo wada jirbay wax ku goyn karaane aan noqono kuwii wadankooda wax uqabta shacabkoodana dhibka kasaara ilaahna aan kacabsano si daacad ahna aan dadkeena iyo dalkeena iyo diinteena aan wax ugu qabano walalayaal yaan kasugaynaa inay wax noo qabtaan ma nimanka sheganaaya oo ku fanaaya al qaacidaanahay ma inlatahay inay dad iyo dal iyo diin wax uqabanaayaan maya ma malaynaayo an tageerno dawladeena wixii xuna aan madaxda ugudbino si wax looga qabto wixii toosana aan ku tixgalino madaxda dowlada ee faraha kula jirta aana isku dayno in dowladeenu hor mar gaarto wad mahad santihiin walalayaal
  • babdi kaafi aboowe wankaga mahad celinayaa fikirkaaga salimka ah mashaa alaah hadii somali sidaada la heli lahaa xitaa 10 alaha kadhigee wadanka sida uu ku jiro wuu kabixi lahaa ilaah shacabkeena xaqa ha tuso kuwa diinta rabigey ka beenshegayana ilaah dhulka hala goooyo aboowe aniga ka shaqsi ahaan waxan ka sojedaa dagmada yaaqshiid riyada kaliya een ku riyooda ayaa ah in aan uun mar arko shacabkeena oo isku duuban dagmo walbana ay nuurkeeda baxayso ilaah wuuna gaarsiin karaa wana in aan si wada jir ah u tageernaa dawladeena gaar ahaan cidamada qalabka sido dhalinyarada dagmada yaaqshiid waxaan u sheegi lahaaa aan hurdada ka kacno oo dagmadeena iyo dadkeena aan wax u qabsano hadaan joogno gudaha dalka iyo dibadaba wana mahadsan tihiiiin
  • mahadsanidiin walaalayaal labadiinaba fikradiina waan idinku raacsnahay waana fikrad aad u fiicin ee maxaad kaqabtiin hadii aan sanameesano groep yaaqshiid gudaha iyo dibadaba dalka ah (waxaan jogaa holland) i love yaaqshiid
  • abshir anigana waxan jogaa dalka sacuudi arabia wana kugu racsanahay arintaas hadii aan nahay dhalinyarada ku nool saudi arabiya wan is habaynay waxana samaynay urur oo an waliba haben hore u samaynay xaflad marka hadii aan habayno dhalinta meelwalbo oo ay joogto kawarama wadankastana aan u samayno wiil gudoomiye u ah oo isku keeno korna aan ka samaysano hal qof oo dhalinyaro ah oo hagaamiyo dhalinyarada dagmada yaaqshiid meel walba ay jogaaan dal iyo dibad ra,yigaas sidee idiinla yahay aniga maandeeq ahaan reer jeddah wa igala soo xariiri kartiin
This article was last modified 16 years ago