World / Somalia / Banadir / Mogadishu, 1 km from center Coordinates: 2°3'31"N   45°19'30"E

Madina Warsame School


Category:


place comments:
31 months ago mkhmuusehotmail.com   -1
Waxaan layaabanahay sababta loogu soo dari waayay XAMAR JADIID oo ah caasimada SOOMAALIYA oo ka dirsan degmada WARDHIIGLEEY
6 months ago maxamed luule   0
anigaba waxay ila noqotay wax layaab ah maxaa yeelay anigu dagmadaas waan ku dhashay waa dagmo caan ah oo waliba wayn marka waxay aniga ilatahay cunsiri nimo oo nala cunsirireenayo amaba an dad badan laga waraysan lahaay dagmadaasi walee waan jeclahay waa dagmadii inta dagaalada inta aysoo jireen oodhan uuna soogaarin hal madfac alaha kadhigee uuna soo gaarin waa dagmadii dagaalo kadhicin amaba aysan kubadneen marka aniga waxay ilatahay in lagu daro boos keedii aynu ku naqaanay waligeedba.
maxamed luule.
add your comment in English


Edited: 35 months ago Languages: en