Wikimapia is a multilingual open-content collaborative map, where anyone can create place tags and share their knowledge.

Buur Dhuubo

Somalia / Gedo / Garbaharey /
 Upload a photo

Nearby cities:
Coordinates:   3°9'52"N   42°29'35"E

Comments

  • Mohamed hassan farah (guest)
    Buurdhuubo wa dagmo katirsan gobalka gedo wa dagmo u maro wabiga weyn e juba wa dagmo hodan ku ah wax soosarka beraha wa dagma ugu nabad badan gobalka gedo waxana kunol daweyne dad isku jecel u olaleya nabada somalia waxeyna kamid tahay dagmoyin ugu cansan gobalka gedo waxa lomagacabay dagmonimo 1990kii o ay noqotay dagmo katirsan gobalka gedo
  • shiine faarax cabdille (guest)
    buurdhuubo waa dagmo kamid ah dagmooyinka gobalka gedo waxaa mara wabiga jubba waxay leedahay dhaqaalo aad u farabadan wuxuu dhaqaalaheeda ku tiirsanyahy beeraha iyo xoolaha nool iyo ganacsiga ganasigaas oo awoodisa ugu badan waxuu ku tiirsanayahy dhinaca gobalka bay waxaa dhaxmaro wada shaqeen wanaagsan oo aan inta kale gobalka dhaxmarin waxay hashiis kuyihiin in in labad gobal ay cid walbo oo kamid ah ay imaani karto xili walbo ayna keeni karto waxay rabto tusaale yar hadaan soo qaato dadka reer bayga waxay keenaan badeecooyin ay ka keenaan dhinacaas dubia oo aad oga raqiisan alaabta ka imaanaysa dhinac xamar marka la is garab dhigo alaabta xamar iyo alaabtaan waxaa u dhaxeeye lacag marka sidaasi aa wadeed waxay ganacatadu laxirteen ganacsatada reer bayga ah ee alaabta ka keena dubia marka alaabta keenan lacagta cadaan kuma qaataan waxy ku gataan xoolaha nool si magaaladu daqligeedu isu celceliyo maxaa yeelay waagii hore waxy sameen jireen in ay lacagta jawaano ku qaataan kadib ayaa ganacsatadaan waxay ky heshiiyeen in sidaan lagu wada shaqeesto oo ay lacagt dib ugu celiyaan magaalada xaga dadka dagan meesha waa dad aad utira badan oo nooc walbo oo samali ay ka koobantahy isugu jira xaga noolasha asaasiga ah waxay leedahay awal ma aysan laheen waxa matoor niya ah lkn wixii kadanbeeye 2006 ayaa waxaa lagu sameeye biyo dhamaan xaafada iyo meelaha ay bulshadu aad ugu badantahy waxaa sidoo kala ay leedahay matoor layiraahdo neeftuur oo kornto 24hr siiya xaafada ay ka koobantahy magaalada waxay sidoo kale 2007kii yeelatay warshad baraf oo aad u wayn taasi oo lagu qiyaasay qaeahka ku kacay 10.000.00$ oo dhiganta lacag somali 330.000.000 milyan taasi markii lakeenay shacabka ay aad ugu nasteen marka lafiiriyo 7dagmo uu ka kooban gobalka gedo waxaa ladhihi waa dagmooyinka istiraajiga ah waaana dagmo aad ujecel nabad oo gobalad ay dariska latahy aad ula dhaqanto oo wada shaqeen wanaagsan dhaxmarto sidaasi darteed ayaa waxy keentay in magaalada dhaqaalaheeda dib usoo noqdo
  •  645 km
  •  691 km
  •  704 km
  •  726 km
  •  736 km
  •  741 km
  •  786 km
  •  811 km
  •  856 km
  •  963 km
This article was last modified 12 years ago